Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Dib u Bilaabaya Kulamadii Ka Hakaday
Kulamadii baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u bilaabanaya, ka dib hakad maalmihii lasoo dhaafay ka jiray, sababo la xiriira xiisadaha iyo…
Kulamadii baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u bilaabanaya, ka dib hakad maalmihii lasoo dhaafay ka jiray, sababo la xiriira xiisadaha iyo…
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Mareykanka, Daahir Xasan Carab, ayaa xalay lagu sagootiyey munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabadda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalkii ka dhacay gobolka Shabeelle ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan duleedka degmada Cadaadle. Dagaalkan ayaa…
Wasaaradaha caafimaadka ee dowlad goboleedyada Soomaaliya (marka laga reebo Puntland) iyo agaasinka caafimaadka gobolka Banaadir ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku cambaareeyeen…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga hadlay weerarkii hoobiyeyaasha ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo sababay qalqal…
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ku jiraan saraakiil Mareykan ah,…
Xalay tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu garaacay qaybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho, taas oo cabsi iyo qalqal…
Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya, Field Marshal Birhanu, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 47-aad ee sannad-guurada taliska bariga Itoobiya ee ka dhacday…
Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas, oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, wuxuuna si…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal soo saaray kaasoo ka hadlay isbeddelka xiriirka Shiinaha iyo Soomaaliya iyo sida Shiinaha ay daneyn la’aan…