Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Ka Hadlay Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye ayaa mar kale shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, waxayna ka hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar…
Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye ayaa mar kale shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, waxayna ka hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar…
Kulamadii Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u hakad-galay, iyada oo xaaladda siyaasadeed ee murugsan ay sababtay in dib u dhac…
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa wajahaya xaalad adag oo ku saabsan loolanka doorashada soo socota, maadaama uu…
Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo saaray go’aan culus oo si weyn u saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha…
Sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday inuu la kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, inkastoo…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay heshiiska dhexmaray dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladda Masar, isaga oo ka digay…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Guddiga Gurmadka Qaran, oo ay hogaaminayaan wasiirrada caafimaadka, waxbarashada, iyo Guddoomiyaha Hay’adda…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay bayaan dheer oo ka kooban 23 qodob, kaas oo si faahfaahsan u taabanaya arrimo dhowr ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyadoo kulankaasi uu ka dhacay Madaxtooyada…
Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo badan oo gaashaaman kusoo daabushay xadka ay la wadaagto Soomaaliya, iyadoo xaaladda xiisadda u dhaxeysa labada dal ay…